

WASAARADDA HAWLAHA-GUUD IYO GUREYNTA
SOMALI MINISTRY OF PUBLIC OF WORKS AND HOUSING
Wasaaradda Hawlaha Guud Iyo Gureynta waxay kamid tahay wasaaraddaha dalka uu u baahan yahay hadda iyo dib-u dhiskiisa. Waayo waxay qaban doontaa waxyaabihii dalka ka burburay iyo dib-u dhiska qaranka Soomaaliyeed.